Qeexid

"neef wahsada m.dh (-faf ..., m.l) (kiim.) Curiyayaasha ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Neefo hal atamlayaal ah oo leh heerkul kar oo hooseeya."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga neef oo kali ah:
  • Dabadeed Rasuulka SCW iyo Abuubakar way baxeen iyadoo uu la socdo Cabdullaahi ibnu Ureyq oo ahaa ninkii labada neef oo geela haa keenay, ahaana nin dhulyaqaan ah, safarkana hogaaminayey, wuxuuna awrka la fangashanaa (lasaarnaa) Abuubakar.
  • Wuxuu Abuu Ayuub soo saaray neef orgi ah, wuuna gowracay, wuxuuna xaaskiisa ku yidhi, intaad qoosh qooshtid waxaad noo dubtaa loxoox ah, adigaana ku fiican dubista muufada.