Qeexid
"Neef xooggan oo ka soo baxda nafley xiiqday. ld neefgur1."
"Neef xooggan oo ka soo baxda nafley xiiqday. ld neefgur1."
Wadaag:
Nafley xiiqday neef xooggan sii dayn. ld neefgur2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
neef wahsada m.dh (-faf ..., m.l) (kiim.) Curiyayaasha ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Neefo hal atamlayaal ah oo leh heerkul kar oo hooseeya.
Wadaag:
Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada.
Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul1.
m.l
Wadaag:
Xoolaha la dhaqdo mid ka mid ah.
Faras si gaar ah u tilmaaman.
Qof garasho yar.
m.l
Wadaag:
Hawada nafleyda.
Qaybaha hawadu u kala baxdo mid ka mid ah sida haydarojiinta, ogsojiinta iwm.
Cudur dadka ku dhaca oo neefsashadu dhibto.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Wejiga maatarka ee xoogagga isjiidashada ee u dhexeeya saxarrada walaxdu ka koobantahay uu yaryaryahay. Saxarradaasu waxay leeyihiin xorriyad dhadhaqaaq, sidaas awgeedna neefuhu ma laha qaab iyo mug go'an midna.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax neefta ku jirta ka saarid.
(f.mg) Ka n.: cid hawl ku daashay ka nasin.
(f.mg) Ka n.: cid hadal u ciil qabta dhageysad. 4. (f.mg) Ku n.: neefta lo'da cid ku daaweyn.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley, neef sii deyn.
Muddo yar nasasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
neefsasho ogsajiin leh m.dh (baay.) Nooc ka mid ah neefsashada, oo cuntadu (gaar ahaan kaarboohydraytyada) ay dhammaantood u ogsidhoobaan kaarboon laba ogsaydh iyo biyo, iyaga oo siidaynaya tamar kiimikeed, kuna sii daynaya dariiqad u baahan ogsajiin.
Wadaag: