"Qoriga dakhalku ku qotomo."
Wadaag:
Wax neecow u dhigid. ld naacaabi, neecaawi.
f.g2
-iyay, -isay
neef wahsada m.dh (-faf ..., m.l) (kiim.) Curiyayaasha ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Neefo hal atamlayaal ah oo leh heerkul kar oo hooseeya.