Qeexid

"Meel aan ciriir ahayn."

Qeexid Xigta

Waqti yar oo hawl laga nasto. ld nafis.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nefis oo kali ah:
  • Haddii Ronaldo ku adkaysto inuu ku negaado Inter, waxay nefis u noqonaysaa taageerayaasha.
  • Wuxuuna noqday 173 bog oo aan nefis lahayn.