Qeexid
"Hawl muddo yar ka nasasho."
[-say, -stay]
nefis2 ay
nefis2 tay
f.mg1"Hawl muddo yar ka nasasho."
Wadaag:
Meel aan ciriir ahayn.
Waqti yar oo hawl laga nasto. ld nafis.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax neefta ku jirta ka saarid.
(f.mg) Ka n.: cid hawl ku daashay ka nasin.
(f.mg) Ka n.: cid hadal u ciil qabta dhageysad. 4. (f.mg) Ku n.: neefta lo'da cid ku daaweyn.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: