Qeexid
"Geeddi ka baajin; dejin. ld nagaadi2."
[-iyay, -isay]
negaadi2 yay
negaadi2 say
f.g2"Geeddi ka baajin; dejin. ld nagaadi2."
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq la'aan.
Socdaal laga baaqdo. ld nagaadi1.
m.l
Wadaag:
Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid.
Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg neg. ld nagaan, nagaansho, nagi1, negaansho, negi1.
m.f.dh
Wadaag:
(baay.) Dareere biyo ah oo ay sameeyaan organnada qashinsaarka ee xayawaanku, si ay ugu saaraan qashinka ka soo hadha dheefsashada. Xayawaanka sare, kaadida waxa soo saara kelyaha, waxa lagu keydiyaa kaadi haysta, waxaana laga qashinsaaraa kaadimareenka ama koloykaha. Marka laga reebo biyaha, waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay kaadidu ka koobantahay waxa ka mid ah: maxsuulka dheefsashada naytroojiin oo ah yuuriyo, amuuniya, asiidha yuurik iyo kiritaniin iyo ayoonno aan orgaanik ahayn.
m.dh
Wadaag:
Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
Wax socdaal ka baaqday ahaansho.
Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi2, negi2.
f.mg4
-gaa, -gayd
Wadaag:
/dh (fiis.) Qayb ka mid ah mekaanikada oo la xidhiidha walxo ay saaran yihiin xoogag sidkan ama isku dheelitiran, taasina ay keento in walaxdu ku xawaarayso socod madoorsoome ah ama ay negaato.
m.l
Wadaag: