Qeexid

"eeg neg. ld nagaan, nagaansho, nagi1, negaansho, negi1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga negaan oo kali ah:
  • Henry Oo Arsenal Ku Sii Negaanaya London (Reuters): Weeraryahanka Thierry Henry, ayaa ku ballanqaaday inuu mustaqbalkiisa fog ku qaadanayo Arsenal.
  • Wasiirrada weli xilalkoodii hore sii haya, ayaan la ogayn in ay ku sii negaan doonaan kuraasta iyo in isbeddelku sii socon doono.