Qeexid
"Cid geeddi, socdaal iwm ka baajin. ld nagee."
[-geeyay, -gaysay]
nege eeyay
nege aysay
f.g2"Cid geeddi, socdaal iwm ka baajin. ld nagee."
Wadaag:
Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
Wax socdaal ka baaqday ahaansho.
Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi2, negi2.
f.mg4
-gaa, -gayd
Wadaag:
Wax socod, geeddi iwm ka baaqday noqosho. ld nagow.
f.mg3
-gaaday, -gaatay
Wadaag:
eeg neg. ld nagaan, nagaansho, nagi1, negaansho, negi1.
m.f.dh
Wadaag:
Dhabar dhabar u dabbaalasho.
Caano jiif ku cabbid.
f.mg2
-geeyay, -gaysay
Wadaag: