Qeexid
"Wax socod, geeddi iwm ka baaqday noqosho. ld nagow."
[-gaaday, -gaatay]
negow aaday
negow aatay
f.mg3"Wax socod, geeddi iwm ka baaqday noqosho. ld nagow."
Wadaag:
Wax aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
Wax socdaal ka baaqday ahaansho.
Cid niyadda ka deggan ahaansho. ld nag, nagi2, negi2.
f.mg4
-gaa, -gayd
Wadaag:
Cid geeddi, socdaal iwm ka baajin. ld nagee.
f.g2
-geeyay, -gaysay
Wadaag:
eeg neg. ld nagaan, nagaansho, nagi1, negaansho, negi1.
m.f.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Aan wax jeclayn noqosho (cid). ld nebcow.
f.mg1
Wadaag:
neecow badeed m.dh (fiis.) Sarraynta/hoseynta socodka hawada ka timaada badda ee u socota beriga ee ay sababtay kala duwanaanta heerkulka. Maalintii kulaylka berrigu wuxuu keenaa in hawadu kor u kacdo, hawada badduna halkeedii ayey beddeshaa.
Wadaag: