Qeexid

"ld neberi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nibiri oo kali ah:
  • Wuxuu dareemayaa sidii qof badweyn mugdi ah af nibiri lagu tuuray.
  • Waxayna ku soo aaddey nebi Yoonis oo dabadeed wuxuu isku tuurey baddii, isla markiiba waxaa liqey nibiri, nibirigiina ma cunin Eebbe dartiis.