Qeexid
Wax xag kasta ka barwaaqaysan ahaansho. ld nimceysan.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Wax xag kasta ka barwaaqaysan ahaansho. ld nimceysan.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg nicmeysan. ld nicmeysnaansho, nimceysnaan, nimceysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg nicmee. ld nimceyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld nicmeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -meysay
Qeexid: Wax xag kasta ka barwaaqayn. ld nimcee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld nicmaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax laysla ekeysiiyey ahaansho (laba wax ama ka badan).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nabadgelyo, barwaaqo iyo caafimaad lagu suganyahay. ld nicmad, nimcad, nimco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax naafo noqday ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Qof qaan galay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld nicmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Xayawaanka dadku manaafacaadsado sida geela, ariga iwm. ld nimcooley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]