Qeexid

"Ballanqaad qof naftiisa waajib kaga dhigo inuu fuliyo haddii arrintiisu u hagaagto."

Qeexid Xigta

Waxa loo bixiyo ballanqaadka qof naftiisa ku waajibiyey inuu fuliyo haddii arrintiisu u hagaagto. 1.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Waxaan n. ku galay inaan wan bixiyo haddii aan arigii iga lumay helo”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine