Qeexid

"(f.g) Si muraad loo helo magac Eebbe ballan ku gelid."

Qeexid Xigta

(f.mg) Cid dhaarasho.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Cali wuxuu nidray inuu neef bixiyo hadduu muraadkiisii helo”.

Wadaag: