Qeexid

"(-bbo, m.l) Wax adag oo aan la dabooli karin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga niib oo kali ah:
  • Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in go'aankaasi ka soo baxay golaha wasiirada ee Maamulka puntland uu yahay mid guul u ah kooxaha mucaaradka ee uu horboodayo Axmed Godane iyo Ajaaniibta sida uu hadalka u dhigay.
  • Falkan ayaa qeyb ka ah amni darada ku soo kordheysa gobolada Puntland oo faraha kasii baxaya, iyadoo sidoo kale horay magaalada Boosaaso loogu afduubtay Wariyeyaal ajaaniib ah.