Qeexid
"ld nishabaan2."
[-bnaa, -bnayd]
niishaaban2 naa
niishaaban2 nayd
f.mg4"ld nishabaan2."
Wadaag:
Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay ahaansho. ld niishaaban2.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-bmay, -bantay; -bmi) Ku n.: qori, fallaar iwm oo wax lagu shiishay noqosho. ld niishaaban1.
f.mg1
Wadaag:
Shiish ku tartamid.
Shiish u tababarasho. ld niishaabtan2.
f.mg1
Wadaag:
Aqoonta toogashada yoolka.
Daldaloollada loo yeelo dhufaysyada si cadowga looga ilaaliyo. ld niishaab1.
m.l
Wadaag:
/mg1 Waxa la toogana hayo, toogta ku duwid, ku abbaarid. ld niishaab2.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Wax meel lagu dhaabay ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
Timo, ciid iwm wax la nabay ahaansho.
Wax meel ku dheggan ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: