Qeexid

"(-syo, m.dh) ld najaas1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nijaas oo kali ah:
  • Ma dhabaa haweenaydii diinta Islaamka nijaasta ku saydhay inay meel banaan kusoo dhacday?
  • Effenberg, wuxuu sheegay inaanu Beckenbauer il kalgacal ku eegin, isaga oo intaa ku daray in maamuluhu Burush nijaas ah la daba taagnaa labadii sannadood ee ugu dambeeyay.