Qeexid
"(-xyo, m.dh) Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya."
"(-xyo, m.dh) Xarig diini ah oo isu xalaaleynaya nin iyo naag is guursanaya."
Wadaag:
Qof haween ah nin raba inuu guursado u xalaaleyn. ld nikaaxi.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Naag nikaax ku xirasho (nin).
Naag, nin guursasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku n./u n.: naag nikaax ku xiranyahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(kiim.) Curiye ka tirsan curiyayaasha kala guurka ee tusaha kalgalka oo dabiici ahaan u jira isagoo salfaydh ama silikeyt ah. Nikalka waxa loo adeegsadaa kalkaaliye ahaan marka la samaynaayo falgalka haydarojiineynta ee alkiinada, sida soo saaridda margariin, iyo birdhafyada lacagta. Summad Ni; bartadhalaalka 1450 C ; cufnaanta 8.9; tirada atamka 28; cufka atamka 58.7.
m.l
Wadaag:
Mayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax1, niggax1.
m.l
Wadaag: