Qeexid

"Qof lab oo qaangaar ah."

Qeexid Kale

Labada qof ee isqaba midka lab; say.

Qeexid Xigta

Qof lab ah oo wanaag iyo karti dheeraad ah leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine