Qeexid
"eeg ningaxan. ld lingaxnaan, lingaxnaansho, niggaxnaan."
"eeg ningaxan. ld lingaxnaan, lingaxnaansho, niggaxnaan."
Wadaag:
Haan wax la ningaxay. ld lingaxan, niggaxan.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Haan ningax u yeelasho. ld lingaxo, niggaxo.
f.mg3
-xday, -xatay
Wadaag:
Mayrax, maro iwm. oo qarka lagaga duubo haruub si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax1, niggax1.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -gixi) Haruub qarka mayrax, maro, iwm ugu duubid si uu weelka aad ugu qabsado. ld lingax2, niggax2.
f.g1
Wadaag: