Qeexid
"Wax baaxaddiisa, laxaadkiisa iyo jimirkiisu yaryahay ahaansho (qof)."
[-raa, -rayd]
nisyar aa
nisyar ayd
f.mg4"Wax baaxaddiisa, laxaadkiisa iyo jimirkiisu yaryahay ahaansho (qof)."
Wadaag:
Yaraanta baaxadda, laxaadka iyo jimirka ee qof leeyahay.
m.dh
Wadaag:
(-sas, m.l) Weel yar oo qori ka samaysan, gacan leh oo biyaha la darsado; kalax.
m.l
Wadaag:
Ballanqaad qof naftiisa waajib kaga dhigo inuu fuliyo haddii arrintiisu u hagaagto.
Waxa loo bixiyo ballanqaadka qof naftiisa ku waajibiyey inuu fuliyo haddii arrintiisu u hagaagto. 1.
m.l
Wadaag: