"Yaraanta baaxadda, laxaadka iyo jimirka ee qof leeyahay."
Wadaag:
Wax baaxaddiisa, laxaadkiisa iyo jimirkiisu yaryahay ahaansho (qof).
f.mg4
-raa, -rayd
eeg nisyar. ld nisyaraansho.
m.f.dh
/dh ld nisyaraan.
m.l
(-sas, m.l) Weel yar oo qori ka samaysan, gacan leh oo biyaha la darsado; kalax.