Qeexid

"ld niyajab1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga niyadjab oo kali ah:
  • Ururka Al-shabaab ayaa hore ugu eedeeyay hay'adaha gargaarka oo ay ka mid tahay WFP inay cunooyinka kaydiyaan, ayna qaybintooda kusoo beegaan markii ay soo go'aan dalagyada Beeraha Dalkeena, taasoo niyadjab ku rida beeraleyda Soomaaliyeed.
  • Waa wax la fahmi karo in marxaladda qallafsan ee lagu jiraa ay keeneyso niyadjab, daal iyo isku-kalsooni la’aan badan.