Qeexid

"ld niyasamaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga niyadsami oo kali ah:
  • Dabadeed waxaa isku si kuugu soo degdegaya niyadsami iyo niyadxumo wada socda.
  • Mudane Madaxweyne, reer Woqooyi maalintii ay reer Koonfureed la midoobayeen kalsooni, niyadsami, walaaltinimo, muslinimo iyo Soomaalinimo ayey walaalahooda Koonfureed u hayeen.