Qeexid
"Rajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab2, niyadjab2."
[-bay, -btay]
niyajab2 ay
niyajab2 tay
f.mg1"Rajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab2, niyadjab2."
Wadaag:
Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab1, niyadjab1.
m.l
Wadaag:
Wax niyadjab ku dhacay ahaansho. ld niyadjabsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg niyajabsan. ld niyadjabsanaan, niyadjabsanaansho, niyajabsanaansh
m.f.dh
Wadaag:
Cid niyajab ku abuurid. ld nafsajebi, niyadjebi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-byo, m.dh) (xis.) Tiro aan hal dhammayn, oo la qaybiyey midkeed.
m.l
Wadaag:
Meesha biyaha webi, durdur, daad iwm ay ka kalago'aan.
m.l
Wadaag:
Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Qof aan daacad ahayn ahaansho.
Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.
f.mg4
-maa, -mayd
Wadaag: