Qeexid
"Wax niyadjab ku dhacay ahaansho. ld niyadjabsan."
[-naa, -nayd]
niyajabsan aa
niyajabsan ayd
f.mg4"Wax niyadjab ku dhacay ahaansho. ld niyadjabsan."
Wadaag:
eeg niyajabsan. ld niyadjabsanaan, niyadjabsanaansho, niyajabsanaansh
m.f.dh
Wadaag:
Rajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab2, niyadjab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab1, niyadjab1.
m.l
Wadaag:
Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Wax jilba jabsaday ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax himmajabay ahaansho. ld himmadjabsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid niyajab ku abuurid. ld nafsajebi, niyadjebi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef xoola ah wax jirro ka muuqata ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: