Qeexid
"Cid niyakac ku abuurid."
[-iyay, -isay]
niyakic yay
niyakic say
f.g2"Cid niyakac ku abuurid."
Wadaag:
Qof aan daacad ahayn ahaansho.
Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.
f.mg4
-maa, -mayd
Wadaag:
Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Rajaxumo dareemid, wax sidii la rabay u dhici waayey awgeed. ld nafsadjab2, niyadjab2.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid niyajab ku abuurid. ld nafsajebi, niyadjebi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Rajoxumo ka dhalata wax sidii laga rabay noqon waayay. ld nafsadjab1, niyadjab1.
m.l
Wadaag: