Qeexid
"Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. ld niyadsamow."
[-maaday, -maatay]
niyasamow aaday
niyasamow aatay
f.mg3"Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. ld niyadsamow."
Wadaag:
Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
eeg niyasan. ld niyadsamaan, niyadsamaansho, niyadsami, niyadsamo.
m.f.dh
Wadaag:
Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho.
Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.
f.mg3
-maaday, -maatay
Wadaag:
Qof aan daacad ahayn ahaansho.
Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.
f.mg4
-maa, -mayd
Wadaag:
Cid niyajab ku abuurid. ld nafsajebi, niyadjebi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: