Qeexid
"U n.: hanti iwm wax dartii u bixin."
[-ooday, -ootay]
niyo oday
niyo otay
f.mg3"U n.: hanti iwm wax dartii u bixin."
Wadaag:
Meesha damaca, jacaylka, xumaha iwm dadku ku qaado.
Rabitaan wax loo hayo. ld niyad.
m.dh
Wadaag:
(-yo, m.dh) (baay.) Nooc ugu caansan unugyada cadcad, kuwaas oo bannaanka uga bixi kara qulqulka dhiigga una gudbi kara nudaha jidhka si ay u soo dabaan bakteeriyada meel kasta oo ay jidhka ka weerarto. Unugyadani markay dhintaan waxay noqdaan malax.
m.l
Wadaag: