"eeg noocee. ld noocyeyn, noocyeys."
Wadaag:
eeg noolee. ld noolays.
m.f.dh
(-cac, m.l/-cyo, m.dh) Qayb wax ka mid ah oo leh tilmaamo u gaar ah; cayn; namuun.
m.l
ld noocayn.
m.dh
eeg nacee.
Wax noocyo kala duwan ka dhigid. ld noocyee.
f.g2
-ceeyay, -caysay
ld noocee.
Lacagta inteeda waraaqda ah. ld noodh.
ld nooli.