Qeexid
"Dareenka la dareemo awood la'aan, hawl fara badanoo la qabtay iyo socod dheer oo la galay awgood."
"Dareenka la dareemo awood la'aan, hawl fara badanoo la qabtay iyo socod dheer oo la galay awgood."
Wadaag:
(-cac, m.l/-cyo, m.dh) Qayb wax ka mid ah oo leh tilmaamo u gaar ah; cayn; namuun.
m.l
Wadaag:
Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin.
(-gag, m.l) Dhar ama kabo mar la isu qaadan karo.
ld jeeg (1). Weel bir ama macdan ka samaysan, siddo iyo dabool leh oo wax lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Kartida muruqyadu u yeeshaan culays qaadidda.
(-gag, m.l) Ciidan.
(- gag, m.l) Kubka intiisa hore u jeedda. 4. (fiis.) Riixidda ama jiididda ku dhacda wax.
m.l
Wadaag:
Wax nafi ku jirto ahaansho.
Wax aan dansanayn ahaansho (dab).
Ku n.: wax qof noloshiisu ku xirantahay ahaansho.
f.mg4
-laa, -layd
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Wax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm.
m.l
Wadaag:
noole jirro-dhaliye m.l (-yayaal, m.l/dh) (baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama geed ama qof oo cudur u keena.
Wadaag:
Lacagta baabuurta, maraakiibta, iyo dayaaraduhu ka qaataan dadka iyo xamuulka ay rakaabsadaan. ld nool.
m.l
Wadaag:
Duleedka meel la deggan yahay oo loo kor-tago.
S. ah: qof dhuuban oo xoog leh.
S. ah: xarig xooggan.
m.l
Wadaag: