Qeexid
"Cid wax noogay ka dhigid."
[-iyay, -isay]
nooj yay
nooj say
f.g2"Cid wax noogay ka dhigid."
Wadaag:
(-cac, m.l/-cyo, m.dh) Qayb wax ka mid ah oo leh tilmaamo u gaar ah; cayn; namuun.
m.l
Wadaag:
Dareenka la dareemo awood la'aan, hawl fara badanoo la qabtay iyo socod dheer oo la galay awgood.
m.l
Wadaag:
Wax dhaqaaq ka celin.
Wax dhulka yaal istaajin.
Wax socday hakin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax xoog leh ka dhigid.
(f.mg) U x.: cid u shaqayn.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax nafi ku jirto ahaansho.
Wax aan dansanayn ahaansho (dab).
Ku n.: wax qof noloshiisu ku xirantahay ahaansho.
f.mg4
-laa, -layd
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Wax kasta oo nool; noolayaashu way koraan, tarmaan iwm.
m.l
Wadaag:
noole jirro-dhaliye m.l (-yayaal, m.l/dh) (baay.) Jeermi sida baktiiriyada ku dul noolaada xoolo ama geed ama qof oo cudur u keena.
Wadaag:
Lacagta baabuurta, maraakiibta, iyo dayaaraduhu ka qaataan dadka iyo xamuulka ay rakaabsadaan. ld nool.
m.l
Wadaag:
Qof madax furasho laga rabo xoog ku kaxayn; afduubid.
Gabar guur laga rabo xoog ku kaxayn si loo soo mehersado; dhicid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: