Qeexid

"ld noolayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga noolays oo kali ah:
  • Inkasta oo aanu dedaalkaasi gaadhin heer la mahadiyo, haddana runtii waa kuwo bulshadu caam ahaan si niyad ah u soo dhoweysay, rajadoodii liidateyna soo noolaysay.
  • Dadka go’aankan naqdiyay waxay ku doodayaan in Madaxweyne Rayaale uu ballanqaaday inuu dhisayo dawlad Midnimo Qaran oo dalka ka saarta marxaladan adag ee Siyaasadeed, kalsoonidii dadkana dib u soo noolaysa.