Qeexid

"Wax jihadii uu ka yimid dib ugu laabasho."

Qeexid Kale

Ilmo yar saqiirid. 4. La n.: cid arrin iwm si gaar ah ugu muuqasho. 5. La n.: cid saaxiibnimo, qaraabanimo, ama xiriir kale la yeelasho. 6. Ku n.: hawl mar labaad dib ugu laabasho (cid).

Qeexid Xigta

Cid ama wax sidii hore si ka duwan isu rogid, dabeecado gaar ah yeelasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb