Qeexid
"Meesha la iskaga xiro xarko, dun iwm."
"Meesha la iskaga xiro xarko, dun iwm."
Wadaag:
(-dayaal, m.dh) (c.nafl.) Urur unugyo ah oo u habaysan inay wada qabtaan hal shaqo ama in ka badan oo u gaar ah, tusaale ahaan, nudaha dareenwadku waxay gaar u yihiin inay qabtaan gudbiyaanna nashaadinta. Organnada sida wadnaha ama kelyaha waxay ka koobanyihiin noocyo badan oo nudo kala duwan ah.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.
m.dh
Wadaag: