Qeexid
"Xarko, marooyin iwm isku xirid."
[-day, -dday]
nud2 ay
nud2 day
f.g1"Xarko, marooyin iwm isku xirid."
Wadaag:
(-dayaal, m.dh) (c.nafl.) Urur unugyo ah oo u habaysan inay wada qabtaan hal shaqo ama in ka badan oo u gaar ah, tusaale ahaan, nudaha dareenwadku waxay gaar u yihiin inay qabtaan gudbiyaanna nashaadinta. Organnada sida wadnaha ama kelyaha waxay ka koobanyihiin noocyo badan oo nudo kala duwan ah.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Nuugidda soohyadu nuugaan biyaha iyo walaxda kale ee jirku u bahanyahay. Cunnada nafaqadeeda waxa laga nuugaa xubnaha dheefshiidka waxayna raacdaa dhiigga iyo liinfada.
m.dh
Wadaag: