Qeexid

"(-dayaal, m.dh) (c.nafl.) Urur unugyo ah oo u habaysan inay wada qabtaan hal shaqo ama in ka badan oo u gaar ah, tusaale ahaan, nudaha dareenwadku waxay gaar u yihiin inay qabtaan gudbiyaanna nashaadinta. Organnada sida wadnaha ama kelyaha waxay ka koobanyihiin noocyo badan oo nudo kala duwan ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nude oo kali ah:
  • Unugyadu marka ay isu tagaan waxey sameeyaan Nude.
  • Unugyadu marka ay isu tagaan wexey sameeyaan nude.