Qeexid
Adkasyandarro, jileec.
Adkasyandarro, jileec.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Dhul ciid jilacsan oo boor leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Midab madow oo lo'da u gaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cabsi badi qof leeyahay.
Qeexid Xigta: Xishood badi qof leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lo, m.l) Maqasha idaha keeda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Maqasha idaha keeda dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh.u Xoolaha aan harraadka u adkeysi badnayn sida lo'da, fardaha iyo idaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -glaa, -glayd
Qeexid: Nafley aan adkeysi lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]