Qeexid
/dh.u Xoolaha aan harraadka u adkeysi badnayn sida lo'da, fardaha iyo idaha.
/dh.u Xoolaha aan harraadka u adkeysi badnayn sida lo'da, fardaha iyo idaha.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg4
Labdhedig: -glaa, -glayd
Qeexid: Nafley aan adkeysi lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dabeecad; akhlaaq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Roobka ugu horreeya ee guga da'a; roob garas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xiddigaha nuguushiyaha la yiraahdo (nuguushi cad iyo nuguushi guduudan) oo raqaha ku jira midkood, waxay u dhexeyaan cadaad iyo afagaal; agaalli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -glaa, -glayd
Qeexid: Wax niyad debecsan oo raxmad badan ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax cabsi badan ahaansho (qof).
Qeexid Kale: Wax adkaysi yar ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld qarnugeyl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -glaa, -glayd
Qeexid: Wax cabsi badan ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax xishood badanahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Sawir ama koobi laga sameeyo qoraal asal ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh.kh S. ah: midab aad u madow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld baraqnugeyl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -glaa, -glayd
Qeexid: Qof raxmad badan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Qeexid: (-glaa, glayd) Qof fulay ah ama biiq ah ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhul ciid jilacsan oo boor leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Midab madow oo lo'da u gaar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -laaday, -laatay
Qeexid: Ku n.: cid wax u dabacsan noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Adkasyandarro, jileec.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]