Qeexid
"Nafley aan adkeysi lahayn ahaansho."
[-glaa, -glayd]
nugul2 laa
nugul2 layd
f.mg4"Nafley aan adkeysi lahayn ahaansho."
Wadaag:
/dh.u Xoolaha aan harraadka u adkeysi badnayn sida lo'da, fardaha iyo idaha.
m.l
Wadaag:
Xiddigaha nuguushiyaha la yiraahdo (nuguushi cad iyo nuguushi guduudan) oo raqaha ku jira midkood, waxay u dhexeyaan cadaad iyo afagaal; agaalli.
m.dh
Wadaag: