Qeexid

"ld nuqsaan1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nusqaan oo kali ah:
  • Haddii uu qofku gartay inuu qashinka soo gaadhsiiyo goobta ay yaalan haamaha qashinku, waxay ila tahay inay nusqaan ku tahay inuu qashinka ku daadiyo haanta hareeraheeda.
  • Warkan waxaa soo saaray Guddoomiyaha Fecafoot Iya Maxamed oo ka qaybgalay dood telefishanka ah oo ka dhacday magaalada Yaounde, oo laga hadlayay nusqaantii Cameron kala kulantay tartankii dhawaan lagu soo gebogebeeyay Korea iyo Japan.