Qeexid

"Ilmo naas jaqsiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuuji oo kali ah:
  • Taa waxaa sii dheer in hooyada nuujisa ay ka werwerin in xili xun caano boodhe ay diyaariso ama qabato suuqa si ay u soo iibsato caano boodhe.
  • Tan kale naas-nuujinta waxay abuurtaa jecayl, naxariis iyo isu dhawaansho ka dhex abuurma hooyada iyo ilmaha taas waarta mudo dheer.