Qeexid
"Wax aanu raalli ka ahayn dartii hadal hoos ugu dhihid (qof)."
[-say, -stay]
nuunaas2 ay
nuunaas2 tay
f.mg1"Wax aanu raalli ka ahayn dartii hadal hoos ugu dhihid (qof)."
Wadaag:
Hadal hoos loo yiraahdo oo qof ku muujinayo in aanu wax raalli ka ahayn; gunuunuc.
ld nuunaasid.
m.l
Wadaag:
Summad ishkinka badanaa qoorta looga dhigo oo u eg nuunka xuruufta carabiga.
ld na'.
m.l
Wadaag:
Fikrad, cilmi, suugaan iwm curin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(dii.) ld najaas
2. Wax aan daahir ahayn.
Wax daahirnimada buriya.
m.dh
Wadaag: