Qeexid

"Fikrad, cilmi, suugaan iwm curin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuuni oo kali ah:
  • Kana yeelay nebi dadka ku hanuuniya falalka wanaagsan.
  • Iyadoo arrimaha qofka laga doonayo ay yihiin saddex: waxay sheegeen haddii uu qofku cilmi la’aan dadka doono inuu wax u sheego waxa suurta gal ah inuu isaga oo isleh hanuuni uu halaabiyo.