Qeexid

"Kaaha ka baxa walax iftiimaysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuur oo kali ah:
  • Agaasimaha oo la ahdlayey Saxaafada ayaa xaqiijiyay in xildhibaan Saalax nuur ismaaciil bad baado maanta laga waayay xaafaddii uu deganaa oo ku tiilay Magaalada Muqdisho.
  • Duqii Muqdisho, oo ka hadlay shirkii IGAD ee ka dhacay Nairobi ayaa sheegay inuu ahaa mid yimid markii ay xukuumada Somalia wax qaban-wayday, sidaa daraadeedna uu ugu baaqayo Nuur Cadde inuu xilka ka dago.