Qeexid
"Kaaha ka baxa walax iftiimaysa."
"Kaaha ka baxa walax iftiimaysa."
Wadaag:
Waxtar gaar ah oo cunnada qaarkeed laga helo; dheef; uraad.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.
m.dh
Wadaag:
Caano naas ka jaqid.
Biyo, naafto iwm tuubbo ku dhuuqid iyada oo la adeegsanayo bishimaha iyo carrabka.
Hoore isbuunyo, cudbi iwm ku soo qaadid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Summad ishkinka badanaa qoorta looga dhigo oo u eg nuunka xuruufta carabiga.
ld na'.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Liid hilib ah oo isku xira xiniinyaha iyo futada xayawaanka lab.
m.l
Wadaag:
Wax nuurad marin. ld nuuriyadee.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Nuurad noqosho (dhagax). ld nuuriyadow.
f.mg1
Wadaag:
Socod aayar la taxtaxaasho oo fardaha iwm sameeyaan.
ld nuuxeyn.
m.l
Wadaag:
Fikrad, cilmi, suugaan iwm curin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef xooggan oo ka soo baxda nafley xiiqday. ld neefgur1.
m.l
Wadaag: