Qeexid
"Wax nuurad marin. ld nuuriyadee."
[-deeyay, -daysay]
nuurade eeyay
nuurade aysay
f.g2"Wax nuurad marin. ld nuuriyadee."
Wadaag:
(-do, m.l) Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Nuurad noqosho (dhagax). ld nuuriyadow.
f.mg1
Wadaag:
(jool.) Dhagax ay muhiimtahay inuu ka koobnaado 50% kaalshiyam kaarbonayt.
m.l
Wadaag:
Dhar xammuurad gelin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Guri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg nuuradeysan. ld nuuradaysdnaansho, nuuriyadaysnaan, nuuriyadaysnaa
m.f.dh
Wadaag:
Maro amadaah aarad u yeelid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag: