Qeexid

"Wax nuur u yeelid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga nuuri oo kali ah:
  • "Dad gaaraya 5-qof ayaan u xirxirnay falkaas lagu afduubtay doonyaha, waxaana wadnaa baaritaanno kale oo aan ku husanayno cidda rasmi ahaan uga dambeysay afduubkaan" ayuu yiri Nuuriye Cali Faarax oo la hadlayay saxaafadda.
  • Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare) oo aad u soo dhaweeyey cududda taageere musharraxa loo muujiyey, ayaa madashaas in murrashax Maxamed Axmed Jaamac diirayey, isla markaana nuuriyey ururkiisa DALSAN.