Qeexid Xigta
ld naxuusid.
ld naxuusid.
Wadaag:
Wax daciif ka dhigid. ld naxuusi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
N. ah: xilli ay dadku sharaystaan.
N. ah: qof dhashay maalin la sharaysto.
N. ah: tabar yari nafley ka muuqata. ld naxuus1, nuxus.
m.l
Wadaag:
Wax daciif ah noqosho. ld naxuus2.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
(-ryo, m.dh) (taar.) Qaybta asalka u ah iyo tilmaamaha gaarka ah ee lagu yaqaan shay.
m.l
Wadaag:
Waxtar gaar ah oo cunnada qaarkeed laga helo; dheef; uraad.
m.l
Wadaag: