Qeexid

"(f.g) Geel la lisayo caanihiisa qeybin."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka o.: hawl, arrin iwm si xilkasnimo leh u dhexgelid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga odayee oo kali ah:
  • nin ayaa dalka JILI, degmada ‘Copiapo’ god ay macdan ka qodayeen ku dumay.
  • Waxaana dadweynihii kasoo qayb galay xafladda oo aad u faraxsani boodayeen fagaaraha ay ka socdeen heesaha fannaanka codka baxsani ku luuqaynaayo waxaanay raacinayeen jiib iyo jaan.