Qeexid
Da' weyn gaarid; waayeeloobid.
Qeexid Xigta
Waayoaragnimo yeelasho.
Da' weyn gaarid; waayeeloobid.
Waayoaragnimo yeelasho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Nin da' weyn; duq; waayeel.
Qeexid Xigta: Nin waxgarad ah ama xil qaadi kara, mas'uul; xilkas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wareer lala kala garan waayo waqtiga iyo meesha la joogo.
Qeexid Xigta: ld dayoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wareer awgiis, waqti iyo jaho garan waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg odayow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: (f.g) Geel la lisayo caanihiisa qeybin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka o.: hawl, arrin iwm si xilkasnimo leh u dhexgelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg odayee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Oday ahaansho. ld odaytinnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -oobaa, -oobayd
Qeexid: Wax caafimaad qaba ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld odaynnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]